Bosaso(SP)-Maamulka Machadka Lafoole ayaa xaqiijiyey inuu qaadanayo Arday cusub oo ku biiraysa Midtermka qaybta Hiy Sschoolka ee Mahadkaasi sida uu sheegay Maamulaha dusiga sare ee Lafoole Macalin Maxamed Iidle Siciid.
Iskuulku waxa uu qaadanayaa Arday aqoon wanaagsan oo la jaanqadi karta qaybta dugsiga sare isla markaasna ka bixikarta Pase ahaan imitxaanka ilaa heer Dugsi sare ah ,laga bilaabo 15ka bishan ilamaa inta la gaadhayo 15ka 3ee Sanada 2010ka.
Maamulka ayaa sheegay inay siwayn u tayeynayaan Madoyinka kala duwan ee Macahkaasi wax looga barto sida qaybta caafimaadka iyo qaybta Cilmiga Scentificka ah,waxaana uu sheegay Maamule Mxamed Iidle inay macalimiin farabadan wax ka dhigaan iskuulka oo ka kala yimid dalka kenya iyo Yamen isla markaasina qibrad iyo waayo aragnimo buuxda u leh cilimiga qaybihiisa kala duwan.
Maxamed Axmed Ciise
Sanaagpost/News Desk
No comments have been provided.